Shirkadda Facebook oo ay soo food saartay cillad weyn iyo Maamulka oo ka hadlay

Barta ay inta badan kuwada xariiraan bulshada Caalamka kunool ee Facebook ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxaa lasoo darsay cilad aad u baaxad weyn oo saameyn badan ku yeelatay dadka adeegsada barta. Cilada ku timid Facebooka ayaa la sheegay in ay aheyd midii ugu xooganeyd taariikhda ee soo wajahda shirkada Facebooka, waxaana cilad galay oo sidii … Continue reading Shirkadda Facebook oo ay soo food saartay cillad weyn iyo Maamulka oo ka hadlay